wararka

Wararka Gudaha

Maxaad Ka taqaanaa Magaalada Jamaame.(Maqal+Sawiro)

Magaalada Jamaame ee gobalka Jubada Hoose Waa magaallo qadiimi ah oo ku caan baxday wax soo saarka beeraha. xiligii gumeystaha  waxay xarun u aheyd Talyaaniga oo ka xukumi jiray gobalka intiisa kale. Magaalada Jamaame ayaa lahayd sadax magac waxaana kamid ahaa Margharita oo loogu yeeray jiray xiligii Talyaaniga. Magaaladaan oo wixii ka danbeeyay dhicistii Dowladii Siyaad Brare waxa ay soo ... Read More »

DEG-DEG: Kamiin lagu hoobtay oo Ciidamada Shisheeye loogu dhigay Shabeellaha hoose.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in ciidamo katirsan AMISOM ay ku dheceen kamiin culus oo ay u dhigeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Boqollaal Askari oo katirsan ciidamada AMISOM kuna socdaalayay meel u dhow deegaanka Golweyn ee u dhow Buula-Mareer ayuu kamiinku qabsaday, wuxuuna Kamiinku ahaa mid culus sida ay inoo sheegeen dad deegaanka ka ag dhow. ... Read More »

Ciidamada Al-Shabaab oo kordhiyay Weerarada ay ku qaadayaan Ciidamada Jabuuti.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa aad usoo badanaya weerarada milliteri ee Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku qaadayaan Fariisimiyaasha ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Hiiraan ayaa habeenkii xalay waxay gudaha u galeen degamada Jalalaqsi, iyagoona halkaas dagaal in muda ah socoday kula galay ciidamada Jabuuti ee garabka u ah  Shisheeyaha kusoo duulay Soomaaliya. ... Read More »

Itoobiya Iyo Kenya oo Ku Heshiiyay Iney Leexiyaan Biyaha Wabiga Jubba Ee Soomaaliya.

Xilli Itoobiya ay wali ku mashquulsan tahay dhameystirka mashruucii ay ku leexineysay biyaha wabiga Shabelle kaasoo saameyntiisa la dareemay jiilaalkii lasoo dhaafay, ayaa waxay mar kale iyada iyo Kenya ku heshiiyeen iney leexiyaan biyaha wabiga Jubba. Kenya oo haatan heysa hogaanka ururka Igad iyo ra’iisulwasaaraha Xabashida ayaa bankiga adduunka ee IMF iyo midowga Yurub horay uga codsaday bixinta dhaqaalaha ku ... Read More »