wararka

Wararka Gudaha

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 27 02 2016.l Read More »

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

Diiradda Jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna falanqeeyo qodobka ugu muhiimsan usbuuca, ayaa waxaa maanta lagu lafa guray fashilka siyaasiga ah iyo kan ammaan ee heysta DF iyo shisheeyaha. Waxaa ka qeyb galay siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan dowladda, iyadoo dad weynuhu ay aragtidooda ka dhiibteen mowduuca. ... Read More »

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 25-02-2016   Read More »

Xassan Sheekh: ” Ku Dhawaad 200 Ayaa Kenya Looga Dilay Ceel-cadde. (Dhageyso)

Iyadoo illaa iyo hadda aysan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka hadal tirada rasmiga ah ee ciidamada Kenya laga dilay iyo maxaabiista laga qabsaday, sidoo kalana ay dowladda Kenya ka gaabsatay arrintaas ayuu Xassan Sheekh shaaca ka qaaday in laga dilay Kenyaatiga askar kor u dhaafeysa 180. Isagoo Turkiga kula hadlayay mid kamid ah idaacadaha la iska arko ee Soomaalida ayaa la ... Read More »

Deg deg: Dayuuradaha Kenya Oo Duqeeyay Tuulo Barwaaqo.

Dayuuradaha dagaalka ee Kenya ayaa maanta duqeeyay degaanka Tuulo-barwaaqo oo ka tirsan gobolka Gedo, halkaasoo ay burbur ka geysteen. Dadka shacabka ah ee degaanka ayaa inoo sheegay inuu Allaah ka badbaadiyay madaafiic tira badan oo lagu garaacay, balse ay geysteen burbur. Kenyaatiga ayaa si gaar ah u beegsaday masjidka iyo iskuulka degaanka, laakin nasiib wanaag, qofna ma aysan joogin xilliga ... Read More »