Askar Ka Goosatay DF Oo Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(Sawiro+Maqal)

BaraaweLaba asakri oo midkood 45 jir yahay ayaa kasoo goostay ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Baraawe iyagoo isku dhiibay maamulka islaamiga ah ee Sh/hoose.

Askartan ayaa waxaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyay degaan ka tirsan gobolka, waxaana ay ka sheekeeyeen shaqooyinkii ay qaban jireen iyo waxa u dhaliyay iney dowladda ka baxaan.

Mid kamid ah wuxuu ahaa canshuur qaade kaasoo faah faahin ka bixiyay habka canshuur qaadida iyo xaaladda halkii ay ka yimaadeen oo ah degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose.

Dhagayso Waraysiga

Baraawe Askar isi soo dhiibtay

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.