Dhageyso Warka Duhurnimo On Feb 28, 2016 3,059 1 Si aad u hesho wararkii u dambeeyay, dhageyso warka duhurnimo war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan. Halkan Ka Dhageyso War duhur 28-02-2016 1 3,059 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail
Gurxanow cadaw geena
Garan may sid miyaa
Guxuushaagan ciroobow
Garku waa ku cadaadee
Garaad kaagu yaraa
Godka naarta la gee
Garaad laawe miyaa
Garac weeye wayaaniyo
Kuwaad goomaha moodiyo
Gaboyohow Amisom
Rabi kuuma gargaaree
Gar miyaa hadal kaagu
Gurxanow maliibaane
Guulaan tuugahayaayee
Ha goo goyso jir kaaga
Garnayl uu kula eeg tay
Mardhow geeshka islaamku
Gumaar kaagiyo beerkiyo
Kula goysay wadnaayoo
Gaf kasiisay halbow loo
Galaw daada cartiiq yoo
Gam kusiisay baaloo tadoo
Riiqday gabigaaba