You might also like
1 Comment
  1. Abu Fatima says

    Gurxanow cadaw geena
    Garan may sid miyaa
    Guxuushaagan ciroobow
    Garku waa ku cadaadee
    Garaad kaagu yaraa
    Godka naarta la gee
    Garaad laawe miyaa
    Garac weeye wayaaniyo
    Kuwaad goomaha moodiyo
    Gaboyohow Amisom
    Rabi kuuma gargaaree
    Gar miyaa hadal kaagu
    Gurxanow maliibaane
    Guulaan tuugahayaayee
    Ha goo goyso jir kaaga
    Garnayl uu kula eeg tay
    Mardhow geeshka islaamku
    Gumaar kaagiyo beerkiyo
    Kula goysay wadnaayoo
    Gaf kasiisay halbow loo
    Galaw daada cartiiq yoo
    Gam kusiisay baaloo tadoo
    Riiqday gabigaaba

Reply To Abu Fatima
Cancel Reply

Your email address will not be published.