Idiris Xasan oo ka hadlay Bahdilka Kenya Kula dhaqantay Wafdiga Reysulwasaare Cumar.

idirisDowlada Kenya ayaa dhawaan Xayirtay Wafdi uu Hogaaminayay Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid Kuwaasi oo kusii jeeday Turkiga.

Injineer Idiris Xasan Faarax oo ah siyaasi ku dhaqanka Dalka Dibadiisa ayaa sheegay in ihaanada lagu sameeyay wafdiga Dowladda ay daliil utahay in Kenya aysan aqoonsanayn wax dowlad Soomaali la yiraahdo.

Idiris ayaa sheegay in dowlada Xasan Sheekh ay  ka liidato xitaa axsaabta siyaasadeed ee ka jira dalka uu ku suganyahay kuwaasi oo ilaalshada waxyaabo ay ilaalsadaan laakin dowladda xasan Sheekh wax waliba ay beec uyihiin.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Idiris Xasan Faarax.

Kenya ayaa marar badan si xun ula dhaqantay Dowladda Shisheeyuhu dhisay ee fadhida Muqdisho.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.