Siyaasi Soomaaliyeed Oo Ka Hadlay Duullaanka Dhaqaale Ee Dalka Lagu Soo Qaaday. (Dhageyso)

saalax-BadbaadoSiyaasiga Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado) ayaa ka hadlay taariikh dheer oo ku saabsan duullaanka dhaqaale ee lagu soo qaaday wadanka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in ol’olaha uu hadda wado Turkigu uu yahay mid la dajiyay muddo hore, uuna wakiil uga yahay dowladaha reer galbeedka siiba Ingiriiska.

Siyaasiga ayaa intaa ku daray in shisheeyuhu doonayaan in ummada Soomaaliyeed la cirteeyo si ay u sahlanaato iney gaajoodaan oo la gumeysto.

Turkiga ayaa khasaare badan u hor seeday beeraleyda Soomaaliyeed kadib markii uu sida WFP oo kale dalagga beeraha kuso beegay Sisin iyo raashin ganacsi ah.

Halkan Ka Dhageyso Saalax Badbaado

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.