Xukun Dil Ah Oo Lagu Fuliyay Nin Sir-doon U Ahaa DF Iyo Ciidamada Shisheeye. (Dhageyso)

IMG_0BEA9D-01F99C-0D89A8-E993F5-324F20-768263Fagaare weyn oo ku yaalla degaanka Ceel-warre ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu toogtay Bar-yare Xassan Dhoore oo sir doon u ahaa ciidamada shisheeye iyo DF.

Boqolaal dad weyne ah ayaa usoo daawasho tagay fulinta xukunka, waxaana goobta hadal ka jeediyay waaliga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Maxamad Mire, kadibna waxaa hadla qaadiga Maxkamadda oo faah faahiyay xukunka Bar yare.

Qaadiga ayaa sheegay in Bar yare ay shaqadiisu ahayd inuu soo tira koobo xarumaha ciidamada mujaahidiinta, gaadiidkooda iyo arimo kale oo la xiriira.

Halkan Ka DHageyso Kalimadda Waaliga

Halkan Ka Dhageyso Hadalka Qaadiga

You might also like
1 Comment
  1. cabdi shakur cali says

    allaahu akbar allaahu akbar aad ayaan ugu farax sanahy in maanta sharee cada islaamka lagu xakumo dadka waxaana leeyahy wiilaa yada guul waqti walba guul

Cancel Reply

Your email address will not be published.