Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Qodob Muhiim ah looga hadlay.
Banraamijka Diiradda Jimcaha oo ah barnaamij Todobaadle ah, waxaa maalinka jimcaha ka baxaa Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan.
Todobaadkan barnaamijka waxaa looga hadlay qodob ah ” Sidee Soomaaliya looga bartaa Qur’aanka kariimka”? waxaana ka qayb galay Culimada diinta ISlaamka, Macallimiin iyo Waalidiin.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 11-03-2015