Dhageyso Diiradda Jimcaha Oo Looga Hadlay Mowduuc Xasaasi Ah.

diiradaBarnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato mawaadiic muhim ah ayaa waxaa maanta lagu falanqeeyay tallaabada ay Xabashida Itoobiya ku xiratay biyaha wabiga Shabelle iyo saameynta ay arrintaasi yeelatay.

Waxaa ka qeyb galay aqoonyahano iyo cuqaal, halka sidoo kale ay dad weynaha kusoo biiriyeen aragtidooda.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.