Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada On Mar 20, 2016 323 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa wareysiyada 20 03 2016. 0 323 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail