Dhageyso:Dhuuxa Wareysiyada On Mar 3, 2016 312 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 03-3-2016.lite 0 312 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail