Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Xaalada Mudug iyo Galguduud.
Barnaamijka Diirada Jimcaha oo Todobaadkiiba aad maqashaan Malainta jimcaha waxaa maanta lagu faaqiday xaalada Mudug iyo Galguduud.
Barnaamijka waxaa ka qeybgalay Waxgaradka Ku sugan Gobaladaasi.
waxaa si aad ah loo faaqiday Maamulada Gobalka Ka jira iyo waxa ay uqabtaan Bulshada.