Dhageyso:Falanqeyn Ku Aadan Odayaasha Xasan La Heshiiyay iyo Kuwa Diidan Shirka Jowhar.

micMagaalada Baladweyn ee Gobalka Hiiraan waxaa gaaray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamud.

Xasan ayaa ku guuleystay inuu laba ukala jabiyo odayaal isku mab’da ka ahaa shirka ka socda Jowhar ee Maamul Loogu dhisayo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Odayaasha Xasan uu la heshiiyay ayaa lacag qaatay waxaana loo balan qaaday xilal in  loo magacaabi doono rag udhashay beelahaasi.

Hadaba maxay yihiin odayaasha Xasan la heshiiyay iyo kuwa kasoo horjeeda.?

Falanqeyn su’aalahaasi iyo kuwa kale looga jawaabay waxa ay dhex martay Maxamed Sheekh iyo Axmed Xasan oo labadoodaba kamid ah Odayaasha dhaqanka HIiraan.

Dhageyso Falanqeynta Maxamed Sheekh iyo Axmed Cismaan

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.