Dhageyso:Gabay Cusub oo uu Tiriyay Abwaan Taakow.

Gabay-1Abwaan Taakow Macalim Ciise oo kamid ah abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa tiriyay gabay cusub oo xiise leh.

Gabayga oo loogu magac daray Magan Alla ayuu abwaanku qeyb kamid ah kusoo hadal qaaday dagaalkii Laanta buuro ee shabeelaha hoose halkaasi oo lagu laayay askar badan hub iyo gawaari dagaalna kula wareegeen shabaabul mujaahidiin.

Dhageyso Abwaan Taakow Gabay Cusub.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.