Dhageyso:Sheekh Cali Katiin oo Tallo ujeediyay Shacabka Dhuusa Mareeb.

micDagaal udhaxeeyay maleeshiyada suufiyada iyo sarkaal lagu magacaabo Liibaan Madaxweyne ayaa shalay ka dhacay Magaaada Dhuusa mareeb ee Galguduud.

Dagaalka ayaa dhaliyay Barakac baahsan waxaana uu saameeyay shacabka ku dhaqan Magaalada.

Waxaa jira dhimasho baahsan oo soo gaartay dhinacyada dagaalamay.

Dagaalada Dhuusa mareeb wey soo noqnoqdeen hadaba maxaa la gudboon shacabka ku Nool Magaalada.?

Sheekh Cali Katiin oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa talooyin ujeediyay kuwa ku hoosnool suufiyada shisheeye kalkaalka ah ee Dhuusa mareeb.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Cali Katiin.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.