Federaalka yaa faa’iido ku qaba?

Federaalkafederaalku waa mashruuc shisheeyuhu watto oo hadafku yahay in Soomaalida lagu kala qeybiyo si aakhirka loo qabsado.

Nabadoon Maxamed Jimcaal Kheyre oo horayna uga mid ahaa jiray ciidankii Soomaaliya ayaa sheegaya in soomaalida iyadoo mideysan aan la qabsa karin taasuna keentay in barnaamijka federalka ah la curiyo.

madaxda maamul gobaleedyada iyo dowladda fedraalka ahu sababta ay had iyo goor federaalka u amaanayaan ayuu ku sheegay in mushaarkoodu intaa ku xiran yahay.

soomaalida ayuu ugu baaqay midnimo iyo in ay cadawgeeda iska dhiciso.

HALKAAN KA DHAGEYSO NABADOONKA

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.