Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo Kaalmo Dawo ah Ka Qeybisay Ceelcade.(Maqal+Sawiro)

Jimciyada Samafalka Khayriga ah Al-ixsaan oo hoostagta shabaabul Mujaahidiin ayaa gaartay deegaano katirsan Gobalka Gedo.

Ceelcade,Tuulo Barwaaqo iyo deegaano kale oo gobalka Tirsan ayay jimciyada daawooyin ku siisay shacabka iyo xoolaha

Warbixin ka hadlaysa howsha Jimciyada hoos ka dhageyso.

Dhageyso Warbixinta Howsha Ixsaan.

Daawo sawirada.

1234567891011

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.