Axmed C/kariim”Kenya Waxba uma soo Kordhinayo Derbiga Maxaa yeelay Gudaheeda ayaa Laga Dagaalamayaa”(Maqal)

micWasiir uhadlay Dowlada Kenya ayaa sheegay inay sii wadayaan dhismaha derbiga ay ka dhiseyso soohdin beenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya,

Axmed Cabdikariim oo ah  aqoonyahan la hadlay Alfurqaan ayaa sheegay inuusan hirgali karin qorshaha kenya ka damacsantahay derbiga isagoo sababeeyay

Docda kale Kenya ayaa la shireysa siyaasiyiin shisheeye u adeeg ah oo sheeganaya inay matalaan beelaha ay kasoo jeedaan.

qolyo kasoo jeeda mareexaan ayay kenya la kulantay iyagoo umuujiyay in beel ahaan ay taageersanyihiin xamlada kenya ka wado Soomaaliya oo dad badan ay ku leysay.

Siyaasiyiinta la shiray Kenya kama  hadlaan dhibaatooyinka Kenya ugaysatay dadka beesha ku abtirsada ee ku sugan Soomaaliya.

Axmed Cabdikariim  ayaa sheegaya in kenya aysan aqoonsanayn wax dowlad la yiraahdo oo Soomaaliya ka jira marka loo eego kulamada ay la yeelanayso siyaasiinta sheegta inay matalaan beelaha.

 

Dhageyso Wareysiga Axmed Cabdikariim.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.