Ciidamada Nusayriyada oo lagu jabiyay dagaal ay ku doonayeen iney dib ugula wareegaan magaalada Al-Ciis.

441
Maleeshiyaad katirsan Nidaamka Bashaar Al-Asad oo taageero ka helaya boqolaal katirsan Rawaafida xooga ku joogta Suuriya ayaa maalinkii shalay waxay dagaal culus kusoo qaadeen magaalada Al-Ciis oo dhawaan Jabhadda Al-Nusra kala wareegtay Nidaamka mujrimka Bashaar.

Boqolaal katirsan Maleeshiyaadka oo taageero dhanka cirka ahna ka helaya Diyaaradaha Nidaamka ayaa weerar xoogan kusoo qaaday magaalada Al-Ciis, waxaana hadafkoodu ahaa iney magaalada kas saaraan Mujaahidiinta, balse way ku guul darreysteen arinkaas.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa dagaal adag oo xoogan kala hortagay, waxaana lagu gaarsiiyay halkaas khasaare lixaad leh, iyagoona xitaa ka cararay qaar katirsan maydadka Ciidamadooda.

Magaalada Al-Ciis ayaa ah deegaan istiraatiiji ah, waxaana taas ay keeneysaa in Nusayriyadu isku dayaan inbadna iney la wareegaan deegaankaas, waana mid ay ka biya diidan yihiin Mujaahidiinta.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.