Ciidanka Hadda Jira Ma Lagu Tilmaami Karaa Ciidamada Xoogga Dalka.?(Dhageyso)

Xoogga94shalay Waxay ku beegnayd 56 guuradii kasoo wareegatay markii la aas aasay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

ciidankaasi ayaa ahaa ciidan difaaca dalka iyo dadka islamarkaana cadowgooda ugu horeeya ahaa Itoobiya.

Hadda ciidanka jira wey ka duwanyihiin ciidamadii horre waxaana ay ka barbar dagaalamaan cadowga Soomaaliya soo jireenka ah ee Itoobiya.

Hadaba idaacadda Alfurqaan ayaa qabatay falanqeyn ay wadaagayaan Maxamed Buulle oo kamid ah saraakiisha Milatariga iyo Shariif Shaacir oo kamid ahaa kumaandooskii Soomaaliya.

Waxay si weyn ufaaqideen hab dhaqanka ciidanka hadda jira iyo kuwii hore.

Dhageyso Falanqeynta Korneel Shariif Shaacir iyo Maxamed Buulle.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.