Daawo Filimka dagaalkii Ceel-cadde ( Qazwatu Sheekh Abii Yaxya Al-liibi).
Mu’assasada Al-Kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidinta Al-Shabaab ayaa goor dhow baraha Internetka ku baahisay Filimkii sida aadka ah loo wada sugayay ee dagaalkii Ceel-cadde oo loogu magac daray; Duulaankii Sheekh Abii Yaxya Al-liibi.
Filimka oo ku baxaya Saddex Luuqadood ayaa waxa uu soconayaa 48 daqiiqo, waxaana kasoo muuqanaya habkii dagaalku uu u dhacay, khasaarihii Ciidamada Kenya la gaarsiiyay, hubkii laga furtay, dar-daaran uu jeedinayo Mujaahidkii Camaliyada Istish-haadka fuliyay iyo Culimo dar-daaranno u jeedinaya dadka Muslimiinta ah.
Waxaa kaloo Filimka lagu daawanayaa Maxaabiis badan oo ciidamada Kenya dagaalka looga qabtay, kuwaas oo si cajiib ah isku soo dhiibaya kadib markii ay arkeen ineysan meelna uga fakaran karin Rasaasta kulul ee dhanka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab uga imaaneysay.
Hoos ka dhagayso warbixin ka hadlaysa Filimka.
Dhageyso Warbixinta Filimka Ceelcade.
Qoraal laguma soo koobi karo sheekada Filimka oo keliya waxaa looga bogan karayaa in la daawado.