Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Dhallinyaradii Soomaaliyeed Ee Badda Ku Le’atay.

diiradaBarnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan loogana hadlo mawaadiic muhim ah, ayaa waxaa maanta lagu lafa guray dhallinyaradii Soomaaliyeed ee badda ku le’atay iyagoo usii tahriibaya wadamada Yurubta.

Barnaamijka oo ay ka qeyb galeen culimo iyo duqey Soomaaliyeed ayaa waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray waxa u sababta ah tahriibka joogtada ah, waxa ay shareecada islaamku ka qabto in la aado dhulka gaalada, waxa u xalka ah dhallinta Soomaaliyeed ee badaha iyo saxaraha ku dhamaanaysa iyo arimo kale.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha ee Idaacadda Alfurqaan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.