Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada. On Apr 26, 2016 343 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 26 04 2016 0 343 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail