Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada. On Apr 28, 2016 1,359 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 28 04 2016 0 1,359 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail