Dhageyso:Aqoon yahan ka hadlay Soomaalida qurbaha u haboowday.

Suldaan-Garyare-337x330Soomaali far badan ayaa qurbaha u haboowday kuwaasoo ka tegay dalkooda waxaana jira dhibaatooyin ay wajahayaan.

Waxay ku nool yihiin dalal kala duwan oo shisheeye waxaana qaarkood hareer qaadeen Diinta Islaamka iyo dhaqanka wanaagsan ee Islaamka.

In badan oo ka mid ah qurbo joogta waxay sheegayaan in ay cagta dhigeen meel ay ku hoogeen iska daa horumar la gaaree.

Aqoon yahan Suldaan Maxamed Garyare oo qurbo joogta ka mid ah ayaa u waramay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan.

 

Dhageyso Codka Aqoon yahan Suldaan Maxamed Garyare.

(Ambien)

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.