Dhageyso:Aragti ay Somalida Gudaha iyo Kuwa Dibada Ka Dhiibteen Heshiiskii Garowe.

lllllllllAragti  qaar kamid dadka ay ka qabatay idaacadda Alfurqaan ayaa muujisay in Itoobiya ay sii milkinayso dalka Soomaaliya iyadoo ka dhistay maamulo ka shidaal qaata.

Shirkii Garowe lagu gaaray ayaa daaha ka feeday sida maamulada dalka ka jira  dabo dhilifyo ugu yihiin Itoobiya.

 

Cabdiwali Gaas oo in mudo ah diidanaa 4.5 ayaa aqbalay markii Itoobiya ku amartay inuu mab’ da’aasi ogolaado oo uu saxiixo.

Waxa la yaabka leh ayaa ah in Itoobiya ay damaanad qaaday fulinta heshiiskaasi.

Hadaba dadka ka qeybgalay dhuuxa ee jooga dalka iyo dibada ayaa ku baaqay in qabiil aanan lagu taageerin maamulada shisheeyaha u adeega oo la iska dulqaado.

Dhageyso Aragtida Dadweynaha Heshiiska Garowe.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.