Dhageyso:Malaaq Muxudiin oo Tallooyin ujeediyay Maleeshiyada Koonfur Galbeed.
Dagaallo dhaliyay qasaarooyin dhimasho ayaa shalay ka dhacay dulleedka Baydhabo.
Dagaalka ayaa yimid markii ciidamada xarakada shabaabul mujaahidiin ay weerar culus ku ekeeyeen saldhiga ciidamada koonfur galbeed ee Deynuunay.
Ciidamo kale oo Gurmad ahaa ayaa lagu helay dulleedka Baydhabo.
15 askari ayaa dagaalada looga dilay Ciidamada maamulka shariif Xasan.
Hadabada Odayaasha dhaqanka wilaayada Bay iyo Bakool ayaa ugu baaqay maleeshiyada badbaaday inay isagata tagaan la shaqeynta xabashida Itoobiya oo ay kamid noqdaan dadkooda.
Baaqaasi waxaa diray Hoggaanka Odayaasha Malaaq Muxudiin.