Dhageyso:Roobka Guga oo si wanagsan uga da’ay Gobalada Waqooyi.

roobRoobabkii xilliga guga oo baahi weyn loo qabay ayaa ka curtay Soomaaliya gaar ahaan wuxuu aad uga da’ay gobalada waqooyi ee maamulka Somali land ka taliyo.

Dadka iyo duunyada ayaa ku diirsaday roobabkaan oo maalmihii tegay si xowli ah u da’ayay.

Hargeysa iyo Burco ayaa ka mid ah meelaha aad looga qabowsaday ee dhibicdo siigadii iyo boorkii ka meyrtay.

Nin jooga burco, iy nin kale oo hargeysa jooga iyo sheekh Maxamuud Cabdulaahi Geelle oo asna jooga Hargeysa ayaa u waramay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan.

Dhageyso Roobka Ka da’ay Waqooyiga Soomaaliya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.