Dhageyso:Waxgarad Mareexaan katirsan oo ka jawaabay Kulankii Nairobi.

micMagaaada Nairobi ee dalka Kenya waxaa kulan ku yeeshay siyaasiyiin kasoo jeeda beesha Mareexaan iyo Dowladda Kenya.

Kenya ayaa sheegtay in mareexeen ay ka rabto wada shaqeyn ku aadan dhanka amniga iyo horumarka.

Dowladda Kenya horay waxay ugaysatay dhibaato ka dhan ah beesha iyadoo diyaaradaheeda ku duqeysay  dhul beeshu ay degto.

Hadaba ujeedka dowladda Kenya ka lahayd kulanka muxuu yahay sidee beesha mareexaan waxgaradkoodana u arkeen kulankaas.?

Falanqeyn su’aalahaasi iyo kuwa kale looga jawaabay ayaa dhex martay Cumar Xuseen iyo Muxumed Qooje oo labadoodaba kamid ah waxgaradka beesha.

Dhageyso Falanqeynta Cumar Xuseen iyo Muxumed Qooje

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.