Geerida Tahriibayaasha iyo Gocashadii Ehelka.(Warbixin)
Soomaali badan ayaa ku geeriyootay badda udhaxaysa Talyaaniga iyo Masar.
Dadka dhintay ayaa ka baxay Masar waxaana ay ku socdeen wadanka Talyaaniga ee Qaarada Yurub.
Dad badan oo ehelka dadka dhintay iyo umadda Soomaaliyeed kuwooda khabarka uu gaaray ayaa ka naxay dhacdadaasi.
iyadoo qatartaasi ay jirto ayay hadana Soomaali badan wali waxa ay ku howlanyihiin inay isku biimeeyaan badda
Hadaba warbixin arimahaasi ka hadlaysa qeybta Hoose ka dhageyso.