General Gabre oo loo goodiyay.(Maqal+Sawiro)

Indheer garadka degmada saakoow ee gobalka jubada dhexe ayaa sheegay in ay ka go’an tahay in dagaal jihaad ah ay la galaan shisheeyaha dalka ku soo duulay.

dowro Diini ah oo nabadoona Degmada loo qabtay kadib waxay odayaashu  tilmaameen in ay qoryaha qaadanayaan si dalka ay xoreyntiisa uga qeyb qaataan.

waxay udhaarteen janaraal Gabre oo ah nin tigree ah Itoobiyana u qaabilsan in umadda soomaaliyeed noqoto mid iyada ku hoos nool.

waxay tilmaameen in Soomaaliya lagu soo duulay in shisheeyaha lala dirirana ay waajib tahay.

Halkan Ka Dhageyso Codadka Odayaasha Saakow

Hoos Ka Daawo Odayaasha.

7

1 odayaasha234568910

1213

14

15

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.