Indheer garad ka hadlay xasuuqii ciidamada shisheeye geysteen.(Maqal)
Shalay ciidamada shisheeye gaar ahaan kuwa Uganda waxay xasuuq ka geysteen gobalka shabeelaha hoose arintaasoo aad u xanuunjisay dadka Soomaaliyeed ee Diintooda dalkooda iyo dadkooda lagu soo duulay.
Askartu afar ruux oo midi tahay gabar 7 jir ah midna tahay ayaydeed oo 85 jir ah iyo laba nin oo kale ayay si bareer ah ugu dileen inta u dhaxeysa Buulo mareer iyo deegaanka Golweyn oo dhanka bari ilaa shan kiilow mitir kaga beegan.
Wax garadka gobalku waxay sheegayaan in marar badan oo hore sidaan oo kale ciidamadaanu xasuuqyo u geysteen.
Waxay tilmaamayaan in aanay u kala duwaneyn ciidamada dhiigooda daadinaya iyo kuwa afkooda ku difaacaya ee dowladda federaalka ahu ugu horeyso.
Midka mid ah indheer garadka oo u waramay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa Soomaalida ugu baaqay jihaad shisheeyaha lagu cirib tirayo.
asc alfurqaan. wadanka gumeysi ayuu ku jiraa ee amisom meel hala saaro hana looga aargudo dadka ay maalin walbo xasuuqdo. gaalada buulo mareer dagan haloo dhigo cashirkii loo dhigay gaaladii keenyaatiga ee ceel cade.