Korneyl hore oo ka hadlay gumeysiga aan geed loogu soo gamban.

micCiidamada shisheeye ee dalkaSoomaaliya jooga iyaga ayaa hogaamiya dagalaada Mujaahidiinta ka dhanka ah iyaga ayaana ah cidda wax amraysa.

Dowladda federaalka ah iyo askarteedu waxay ku qasban yihiin in ay shisheeyaha ka dambeeyaan taasoo caddeyneysa in dalka la haysto sida uu sheegayo Korneyl Cabdulqaadir Axmed Nuur.

Waxaa kale oo uu ka hadlay weerarada shisheeyuhu fuliyo mararka qaar gaar ahaan ciidamada maraykanka ee madaxweynaha dowladda federaalku sheego in ay iyagu ka dambeeyaan.

Cabdulqaadir ayaa hoosta ka xariiqay in taasu caddeyn u tahay in xasan sheekh yahay nin  maraykanka ka tirsan.

Wuxuu sheegayaa haddii Soomaaliya maamul dowladeed oo dalka metela ka jiri lahaa in aanay ciidamada Itoobiya iyo wixii la mid ahu joogi lahayn.

Ugu dambeyntii wuxuu ku tilmaamay in Soomaaliya aan shisheeyuhu nabad la rabin loona baahan yahay soomaalidu in ay dhexda u xirtaan dagaal ay isaga dul qaadayaan kuwa ku soo duulay.

Dhageyso Wareysiga Korneyl cabdulqaadir.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.