Maamulada Soomaaliya iyo kan Yahuuddu Halkey isaga eg yihiin?

micDowladda federaalka ah iyo maamul gobaleedyada dalka ka jiraa waxay ku dhisan yihiin oo ay aqoonsan yihiin sharuucda shisheeye waxayna ka didsan yihiin oo ay ka soo horjeedaan in Diinta Islaamka la isku xukumo.

waxay aqoonsan yihiin waxa loogu yeero qawaaniinta caalamiga ah oo ah qodobo yahuudda u adeegaya.

aqoon yahan Siraad oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa arimahaas si qotta dheer uga hadlay.

ugu dambeyntii waxa uu Soomaalida u soo jeediyay baaq muhiim ah

Dhageyso Wareysiga Aqoon yahan Siraad.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.