Maxay shareecada Islaamku ka qabtaa in aad naftaada baddda ku biimyso?

micSoomaali badan ayaa naftooda biimo geliyay kuwaasoo qaarkood ay badaha galeen iyagoo saaran doomo aad u liita kuwana waxay ku lugeeyeen dhul saxaro ah oo aan biyo iyo baad, iyo geed la harsado toona lahayn.

Arintaa oo mudda dheer soo socatay waxay keentay in badan oo ka mid ah in ay dhintaan intii ay safarka ku jireen.

Dhawaan doon ku degtay badda u dhaxeysa yurub iyo afrika waxaa ku dhintay boqolaal soomaali ah.

Hadaba Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa wareysatay Sheekh Maxamed Bishaar oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka waxaanuu sheegayaa in qofku ku ciqaab mudanayo haddii uu ku dhinto dariiqaas biimada ah.

Dhageyso Codka Sheekh Maxamed Bishaar.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.