Muslimiin iyo gaalo ka hadlay filimkii Ceel cadde.(Maqal)
Dad badan oo muslimiin iyo gaalaba leh ayaa daawaday filim ay xarakada mujaahidiinta alshabaab soo saartay.
Qaarkood waxay isticmaalayeen face book iyo aaladaha kale ee internetka kuwana waxay u warameen Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan.
Waxay muujiyeen bulsahda qaarkeed sida ay ugu qanacsan yihiin jabka dowladda Kenya gaaray.
Waxaa jira su’aalo shaqsiyaadka qaar iseydiinayeen oo muhiim ah.