Sheekh Cali Dheere oo Ka Hadlay Hadafka Laga Lahaa Duullaankii Alshabaab Ku Qaaday Puntland.(Maqal)

Sheekh CaliKalimad Socotay Qadar 33 Daqiiqo ah ayuu jeediyay Afhayeenka Guud xarakada shabaabul Mujaahidiin Sheykh Cali Maxamuud Raagge (Sh.Cali,Dheere.)

Kalimada waxay taabatay Arimo Muhiim ah oo sharaxaya Waaqiga Taagan ee la xeriira  Halganka ay wajahayaan Soomaalida oo ay isku soo  bahaysteen Dalal kala duwan oo Ku mideysan boobka dhaqaale ee dalka Soomaaliya iyo in umadu lagala dagaalamo  isku   xukumida shareecada Raxmaanka.

Xamlada ka dhanka ah shucuubta Muslimiinta ah ayuu sheekhu sheegay in cadowga hirgalintiisa  usii marayo kuwa u adeega  ee hoggaanka uhaya maamulada dalka Ka jira.

“Waxay umadu ku faafiyaan caqaaid faasid ah iyo anshax xumo iyagoo u adeegsanaya qaabab kala duwan”ayuu yiri Sheekh Cali.

Xabsiyo lagu ciqaabo Muslimiinta ayuu sheekhu sheegay in shisheeyuhu ka furteen Soomaaliya.

Hadaba sidee Muslimiinta iyo Mujaahidiinta uwajaheen ka hortagida isku dayada soo duulayaasha Soomaaliya.?waxaa su’aashaasi kalimada ku dhex faafaahiyay sheekh Cali.

Sheekh Cali waxa uu Muslimiinta ugu laab qaboojiyay uguna bishaareeyay in Mustaqbalka dhaw islaamka uu hanan dhulka Muslimiinta.

Waxa uu  muhiim ku tilmaamay in Muslimiinta ku baraarugaan geedi socodka jihaadiga  oo maraya xaalado kala duwan waqti kastana ay haboontahay in  lagu wajaho qorshaha ku haboon.

Hadaan la iska dafcin kuwa horarka ku ah diinta iyo hantida waxa dhacaya ayuu sheekhu sharaxay.

Sheekh Cali Dheere waxa uu sheegay shabaabul Mujaahidiin inaysan wax gorgortan ah ka gali doonin daruuriyaadka shanta ah ee ay ku taagantahay diinta islaamka.

Afhayeenka Xarakada shabaabul Mujaahidiin kalimada Cusub waxa uu kusoo hadal qaaday Ciidamo Mujaahidiinta alshabaab Ka tirsanoo bishii tagtay isku fidyay  deegaanno katirsan gobalada waqooyi barri ee uu ka taliyo Puntland.

Maxay tahay hadafka Shabaabul mujaahidiin ka lahaayeen duulaanka?su’aashaasi sheekh Cali waxa uu ubayaaniyay umadda.

Dagaaladaasi waxay soo if bixiyeen daba dhilifyada maamulka Puntand ayuu yiri sheekh Cali.

waxa uu sheegay in duulaankooda uu argagax galiyay nidaamka ka jira Gobalada waqooyi Bari iyo gaalada boobka ku haya dhulkaasi.

Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxay markale baaq udirtay qabaa’ilka Muslimiinta Soomaaliyed,

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sh.Cali Dhere

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.