Sideebaa Itoobiya lagu dumi karaa?(Maqal)
Itoobiya waa dowlad ka kooban qowmiyado aan isku af, dhaqan iyo diin ahayn waxaana isku haya maamulka keligii taliska ah ee qowmiyadahaas cadaadiska ku haya asigoo xoog iyo xeelad adeegsanaya iyo reer galbeedka oo hadba u soo hiilaya.
Aqoon yahan Maxamed Xasan oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in loo baahn yahay Itoobiya in dagaal jihaad ah lala beegsado si loo dumiyo ama loo kala dhilqiyo.
Rejjo lagama qabo in geeska afrika nabad lagu joogo iyadoo Amxaarada iyo tigreego hogaanka hayaaan una talinayaan qowmiyado badan oo ay ka heli karaan, dhaqaalo iyo ciidan lagu adeegto.
Cidda u daran ee gumeysiga Itoobiya saameeyay waa Soomaalida oo noqotay qeyb ay qalin ku xukunto iyo qeyb ay qori ku xukunto.
Aqoon yahan Maxamed Xasan ayaa ku taliyay in loo baahan yahay midnimo iyo isku duubni si axmaarada iyo tigreega looga taqaluso.