Waa sidee Xaalada Bulshada ee Gobalka Mudug.(Maqal)
Mid kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa socod dheer ku maray qeybo kamid ah Gobalka Mudug oo ay ka jiraan Maamulo iska soo horjeeda.
Sheekh Cali katiin ayaa kamid ah ducaada u istaagay fidinta diinta islaamka.
waxa uu sharaxaad ka bixiyay waxyaabihii uu kusoo arkay Gobalka Mudug mudadii uu ku sugnaa.
Arimaha dacwada iyo amniga ayuu sheekha soo hadal qaaday.
Dhageyso Wareysiga Sheekh Cali Katiin.