Waa sidee xaaladda Aadan yabaal?(Maqal)

micxaaladda Magaalada Aadan yabaal ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa degan kadib markii shalay subax ay ka baxeen ciidamad Amxaarada iyo tigreega iyo kaaliyaashooda Soomaalida ah.

Maamulka degmada iyo ciidamada xarakada mujaahidiinta Alshaaba ayaa ku soo noqday aadan yabaal waxaana dadka deegaanku sheegayaan in ay ku faraxsan yihiin in ciidamada shisheeye ka tageen oo hadda shareecada Islaamka lagu xukumayo.

midka mid ah nabadoonada aadan yabaal ku sugan oo xalay ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in ciidamada magalaada ku soo duulay intii ay joogeen ay dhibaato ka geysteen.

waxa uu umadda Soomaaliyeed ugu baaqay nabadoonku dagaal jihaad ah oo ka dhan ah shisheeyaha dalka sooomaaliya ku soo duulay.

Dhageyso Nabadoon Cabdulaahi.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.