Xaflad Loo qabtay Arday Ka Aflaxday Machadka Alnuur.(Maqal0
Xaflad ayaa loo qabtay 30 arday oo ka aflaxday qeybta Serfiga Machadka Alnuur ee Deegaanka Kuunyo Barrow ee shabeelaha Hoose.
Xaflada waxaa kasoo qeybgalay Culumaaudiin iyo Aqoonyahano.
Ardayda ayaa soo bandhigay waxyaabihii ay barteen.
Warbixin ka hadlaysa xaflada ka dhageyso qeybta Hoose.