Yaxaas Shan Mitir ah oo Lagu Dilay Saakow.(Maqal+Sawiro)

Boqolaal dadweyne ah ayaa   isugu soo baxay Fagaare ku yaala degmada Saakow oo lagu soo bandhigay yaxaas shan mitir ah kaasi oo lagu  dilay Beer udhaw wabiga Saakow.

Balaca Yaxaaska waa hal mitir waxaana lagu dhuftay shan xabad oo ugu danbeyntii uu udhintay.

Yaxaaska ayaa ahaa cadow si weyn looga baqo waxaana uu cunnaa xoolaha iyo dadka.

Boorow oo ah Ninka Dilay Yaxaaska ayaa uwaramay idaacadda Alfurqaan waxaana uu usharaxay sida ay ugu suurtagashay inuu dilay Yaaaska.

Dhageyso Codka Ninka Dilay Yaxaaska.

Dhageyso Codadka Dadweynaha

1OYXSAAS1 yaxaas2 yaxaas3 yaaas4 yaxaas5yaxaas6yaxaas7YAXAAS8YAXAAS9YAXAAS1 yaxaas 11 yaxaas12 yaxaas

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.