Abuu Muscab”Waxaan La Wareegi Doonnaa Diyaaraha Ciidamada Ajaaniibta ah Hadii Ay Sii Socdaan Howlgalada.”(Maqal)

Sh-Abuu-MuscabXarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xoojisay ammaanka Magaalooyinka Gacantooda ku jira.

Ciidamada Maraykanka ee saldhigyada ku leh Kismaayo iyo Balli-doogle ayaa bilihii lasoo dhaafay weeraro qar iska tuurnimo ah waxa ay ka gaysanayeen magaalooyinka gacantooda ka baxsan.

Weerardaasi ayaa fashilmay, waxaana dadka faaqid arimaha milatariga ay sheegayaan in wax qorshe muuqda uusan lahayn howlgalada uu ku lug leeyahay Maraykanka ee lagu qalqal galinayo dadka ku hoos nool harka shareecada.

Sheekh Abuu Muscab oo ah afhayeenka ciidamada shabaabul mujaahidin ayaa warbaahinta Alshabaab usheegay inay rajeynayaan inay la wareegaan diyaaradaha shisheeyaha islamarkaana ay gacanta ku dhigaan maxaabiis hadii ay sii socdaan howlgalada Maraykanka ka wado wilaayaadka.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Abuu Muscab.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.