Ansaari “Soomaalida Cadowgooda Koowaad Waa Itoobiya ee Haloo Midoobo Dagaalkeeda”(Maqal)

mic

Ansaari oo kamid ah indheer garadka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay faraga,inta Lagu hayo dalka Soomaliya oo ay kusoo duuleen isbahaysi kala dan ah hasa yeesheen ku mideysan in dalka aysan ka hana qaadin dowlad dadka ku xukunta shareecada islaamka.

Waxa uu wax lala yaabo ku tilmaamay dowlado sheeganaya in Soomaaliya udhisayaan dowlad waxaana kuwaasi oo ku tilmaamay qowleysato xoogeystay.

Soomaalida ayuu ugu baaqay dowlad inay ka raadiyaan kitaabka.

Waxa uu isbarbar dhigay Dowladii Siyaad Barre iyo kuwii ka danbeeyay ee shisheeyuhu soo dhisay.

Ansaari waxa uu sheegay in cadowga koowaad Soomaalidu ay tahay Itoobiya.

Halkan ka dhageyso Nabadoon Ansaari.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.