Cabdi kariin Xuseen Guuleed oo sheegay in ay Itoobiya ku biirayaan.(Maqal)

guuleedMadaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi kariin xuseen Guuleed oo ka hadlayay Magaalada jig jiga ayaa sheegay in halkaas horumar weyn ka jiro sida uu hadalka u dhigay.

Cabdi kariin gumeysiga Itoobiya ku hayso dadka Soomaaliyeed ayaa uga dhigan guul ay ku tilaabsadeen marka hadalkiisa la eego.

asigoo hadalkiisa sii wata wuxuu sheegay in ay ka go’an tahay in ay ku biiraan Itoobiya.

“waan idin soo haynaa waan idin soo haleeleynaa” sidaas waxaa yiri Cabdi kariin Xuseen guuleed.

Dhageyso Codka Cabdi-kariin Xuseen Guuleed.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.