Cudud iyo Mabda’ahaan Wey ufiday Alqaacidda Geerida Sheekh Usaama Kadib.(Maqal)
Waxaa Haatan Muddo shan sano ah laga joogaa waqtigii Maraykanku uu dilay Sheekh Usaama Bin Laden.
Maraykanka ayaa aaminsan hadduu hoggaamiye jihaad meesha ka baxo in jihaadka uu wiiqmayo laakin dhanka kale ee alqaacida ayaa arinkaasi Maraykanka ku diiday.
Xasan Fayooke oo Xalay La hadlay idaacada Alfurqaan ayaa faaqiday waxa iska badalay Alqaacida kadib Geeridii Sheekh Usaama.
Xasan Ayaa sheegay in Maraykanku uu aaminsanyihiin in guul utahay dilka qiyaadada jihaadiyiinta Laakin arinta aysan shaqsi ku xirnayn islamaraana Sheekh Usaama uu diyaar garow badan ka sameeyay hadduu dhinto inuu sii socdo mabda’ uu aaminsanaa.