Dhagayso:Beesha jareer weyne oo xaflad u qabatay arday labo sano wax baraneysay.
Beesha jareer weyne ayaa munaasibad u qabatay arday iyada ka dhashay oo muddo labo sano ah wax ku baraneysay machad ku ku yaalla jubbooyinka .
Ardayda ayaa fasax la geliyay iyadoo la sheegay in la isu soo noqonayo si wax barashadu halkeeda uga sii socato.
Ka qeyb galayaasha xaafadda waxaa ka mid ah waaliga jubooyinka Sheekh Cabdi-raxmaan xudeyfe asigoo halkaa hadal muhiim ah la jeediyay.
Sidoo kale suldaan qamse oo ah suldaanka jareer weyne ayaa asiguna goobta ka hadlay iyadoo ay soo xaadireen dad fara badan oo ku faraxsan ardaydaan cilmiga badan ximbaarsan.
Qabaa’ilada dega meelaha shareecada Islaamka lagu xukumo ayaa waxay leeyihiin macaahid wax barasho oo ubadkoodu taclin heerar kala duwan leh ku qaataan.
Halkan ka dhagayso Waaliga Jubbooyinka Sheekh Cabdi Raxmaan Xudeyfa.
Halkan ka dhagayso Suldaan Khamsa.
Halkan ka dhagayso Ardeyda oo Su’aalo is waydiinaya.