Dhagayso:Dadka soomaaliyeed yaa metela?

mic

Dalka soomaaliya waxaa ka jira Mmamaulo kala duwan oo badankood shisheeyaha ku daaban kana shaqeynaya danihiisa.

Aqoon yahan Axmed Cabdi-kariin oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in maamulada danaha shisheeye ka shaqeynaya aanay soomaalida Mas’uul ka ahayn taa bedelkeedana ay soomaalida mas’uul ka yihiin Mujaahidintu.

Asigoo warkiisa sii watta wuxuu tilmaamay in maamulka federaalka iyo kuwa hoos yimaada maqaar saar yihiin sababta xilalka loogu dhiibayna ay tahay iyadoo dadka lagu qaldayo.

Aqoon yahanku wuxuu dhalinyarada Soomaaliyeed kula dar daarmay in ay u istaagaan xoreynta dalka maadaama gacanteena uu ka baxay.

Wuxuu doqonimo ku tilmaamay in loo shaqeeyo shisheeyaha gudaha dalka jooga ee dhaqaalaheena guranaya.

Halkan ka dhagayso Aqoonyahan Axmed Cabd oo Alfurqaan u waramay.

 

 

 

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.