Dhagayso:Ujeedada kaaarka aqoonsigu maxay tahay?

mic

Maamulka Gobalka Banaadir ee Dowladda federaalkaa h oo kaashanaya laamaha Ciidamada ayaa dadka muqdisho ku dhaqan ku amray in qofwaliba in uu kaar aqoonsi ah qaato kaasoo ah mid maamulku uu sameynayo.

Dadka caasimadda ku noolu waxay sheegayaan in kaarko yahay mid dhaqaale lagu raadinayo maadaama lacag laguugu sameynayo marka laabadna uu yahay mid la rabo in sirtaada ama xogtaada lagu ogaado.

Midka mid ah bulshada muqdisho ku nool oo xalay ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa arimahaas iyo kuwo kale ka hadlay.

Wuxuu hoosta ka xariiqay in aanay meesha dowladu ka jirin laakiin ay joogaan niman gumeeystuhu ku adeegto ama ku shaqeysto.

Halkan ka dhagayso Nin Muqdisho jooga.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.